Blog Archives
By Jama On Saturday, August 26th, 2017
0 Comments

Madaxweynaha iyo Ra’iisulwaaraha oo la kulmay Danjiraha M/Yurub ee Bariga Africa.

Muqdisho, 26 August 2017….Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa maanta la kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan More...

By Jama On Thursday, August 24th, 2017
0 Comments

Golaha wasiiradda oo ansixiyey sharciga istaatiistikada, laguna qeybiyay sharciyo kale

Muqdisho, 24 Agoosto 2017 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. More...

By Jama On Thursday, August 24th, 2017
0 Comments

Ra’iisulwasaare Khayre oo la kulmay Madaxa qeybta siyaasadda ee Qaramada Midoobey.

Muqdisho, August 24, 2017….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada Midoobey Jeffrey D. Feltman oo Muqdisho soo gaaray, More...

By Jama On Tuesday, August 22nd, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo ka waramay booqashadii uu ku tagay Dalka Masar

Muqdisho, Ogosto 22, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuumadda in ay dabagal ku samayso sidii looga mira dhalin lahaa qorshayaashii ay isku More...

By Jama On Tuesday, August 22nd, 2017
0 Comments

Qoxooti damacsan in ay ka soo baxsadaan Finland kuna soo wajahan Sweden

Qoxooti u badan ciraaqiyiin oo ka dhiiban dalka Finland balse aan helin deganaansho ayaa qorsheynaya in dibadbax socod ah ay ugu soo baxsadaan dalkaasi Finland. Nuor Dawood oo ka tirsan qoxootigaasi ayaa warbaahinta More...

By Jama On Tuesday, August 22nd, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Masar + Sawirro

Qaahira, Ogosto 22, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay dalka Masar labadii maalmood ee la More...

By Jama On Sunday, August 20th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhoweeyay dalka Masar + Sawirro

Qaahira, Ogosto 20, 2017- Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah. Madaxweynaha iyo wafdigiisa More...

By Jama On Sunday, August 20th, 2017
0 Comments

Ra’iisulwasaare Kheyre oo la kulmay qaar ka mid culimadda Soomaaliyeed + Sawirro

Muqdisho, 20 August 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay Culumada Soomaaliyeed oo uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa doorka More...

By Jama On Sunday, August 20th, 2017
0 Comments

Ra’iisulwasaare ku xigeen Mahdi Guulleed oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka China

Muqdisho, 20 August 2017 –Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka China u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr Qin Jain,waxayn More...

By Jama On Sunday, August 20th, 2017
0 Comments

Toos u daawo Tottenham vs Chelsea iyo xidigaha u kala safanaya + live

Tottenham Hotspur: Lloris, Dier, Alderweireld, Vertonghen, Trippier, Wanyama, Dembele, Davies, Alli, Eriksen, Kane Substitutes: Son, Janssen, Vorm, Sissoko, Wimmer, Winks, Walker-Peters Chelsea: Courtois, Azpilicueta, More...