Qoxooti damacsan in ay ka soo baxsadaan Finland kuna soo wajahan Sweden

Qoxooti u badan ciraaqiyiin oo ka dhiiban dalka Finland balse aan helin deganaansho ayaa qorsheynaya in dibadbax socod ah ay ugu soo baxsadaan dalkaasi Finland. Nuor Dawood oo ka tirsan qoxootigaasi ayaa warbaahinta Finland u sheegay in dibadbaxa ay dhigayaan uu yahay mid ay ugu soo horjeedaan hanaanka magangelyodoonka Finland, waxa uuna yiri “Xaaladda More...

by Jama | Published 4 hours ago
By Jama On Wednesday, August 9th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweeyay ansixinta xeerka is-gaarsiinta + Sawirro

Muqdisho, 09 Ogosto 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey Mudanayaasha Golaha Shacabka oo maanta anxisiyay Xeerka Is-gaarsiinta dalka. Madaxweynaha More...

By Alidahir Abdi On Sunday, August 6th, 2017
0 Comments

Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay misaaniyada Dowladda.

Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeeshay xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kulnkaas oo ay uga doodayeen Ajandaha ku saabsan ansixinta Miisaaniyadda dowladda ee Sanada More...

By Jama On Tuesday, July 25th, 2017
0 Comments

Guddiga amniga badda Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii bil laha + Sawirro

Muqdisho, July 25, 2017….Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyey kulanka guddiga amniga Badaha, kaas oo looga hadlayay More...

By Jama On Wednesday, February 15th, 2017
0 Comments

Cilmi-Baaris: Caano-cabista badan oo la sheegay in ay keento cimri gaabad + video

Caano-cabista badan oo la sheegay inay leedahay cimri-gaabad Natiijada darasaad cusub oo laga soo saaray dalka Sweden, ayaa sheegaysa in dadka aadka u caba caanaha ay la kulmaan khatar xoogan oo ah inuu cimrigooda More...

By Jama On Wednesday, February 15th, 2017
0 Comments

Toban dal oo ka badbaadi kara dagaalka saddexaad ee Adduunka + video

Cilmibaaris la sameeyay dhowaan ayaa lagu soo bandhigay in ay jiraan dalal ka badbaadi kara dagaalka 3,aad ee adduunka haddii uu dhaco iyadoo isabadelada arimaha siyaasadda caalamka ay u muuqato galayso waji cusub More...

By Jama On Saturday, January 28th, 2017
0 Comments

Maxakamdda Den Haag ee Dalka Netherlands oo baafinaysa Umulqeyr Dahir Bidar

  Fogaan Arag News  More...

By Jama On Friday, December 23rd, 2016
0 Comments

AF-YAQAANKII TURUN-TUROODAY.

Waa kuma Weriyaha Af Soomaali laga baran karo oo ka Shaqeeya Idaacadda VOA-da? Wax badan ayaan ku taamayey in aan mar uun Waraysto Qoraa sare Maxamed Daahir Afrax oo lagu Naynaaso Afrax iyo Afka Hooyo, Waxaan doonayey More...

By Jama On Monday, December 19th, 2016
0 Comments

Xafiiska Musuq Maasuqa Daran oo soo afjaray baarista eedeyntii Soma Oil & Gas

Muqdisho, 19 December, 2016. Wasaaradda Batroolka & Macdanta waxay soo dhaweynaysaa go’aankii Xafiiska Musuq Maasuqa Daran ee Boqortooyada Ingiriiska uu ku soo afjaray baaristii Soma Oil & Gas Exploration More...

By Jama On Monday, November 21st, 2016
0 Comments

Madaxweynaha “Macallimiintu waxey aasaas u dhigeen mustaqbalka dadka soo koraya”

Muqdisho, 21 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeey macalimiiinta Soomaaliyeed munaasabadda maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku began More...