Toos u daawo Manchester United vs Arsenal iyo xidigaha u kala safan + live

Manchester United: De Gea, Valencia, Jones, Rojo, Darmian, Carrick, Herrera, Mata, Pogba, Martial, Rashford Substitutes: Depay, Rooney, Lingard, Blind, Young, Romero, Schneiderlin Arsenal: Cech, Jenkinson, Mustafi, Koscielny, Monreal, Coquelin, Elneny, Walcott, Ozil, Ramsey, Sanchez Substitutes: Gibbs, Gabriel, Giroud, Ospina, Oxlade-Chamberlain, More...

by Jama | Published 9 months ago
By Jama On Sunday, November 13th, 2016
0 Comments

War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada dadban

waxaa sharaf u ah inuu shacabka soomaaliyeed la wadaago xaaladaha guud ee doorashooyinka dalka. Guddigu wuxuu si aad ah u soo dhaweynayaa boogadinayaana doorashooyinka Baarlamaanka Aqalka Hoose ee JFS ee ka bilowday More...

By Jama On Thursday, October 27th, 2016
0 Comments

Soomaaliya oo ku biirtay ururka Mideeya wadamada badweynta hindiya ee (IORA)

October 27, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer waxa uu saxiixay cahdiga Ururka mideeya wadamada dhaca badweynta Hindiya More...

By Jama On Tuesday, October 18th, 2016
0 Comments

Cutubyo ka tirsan booliiska oo loo tababarayo sugida amaanka goobaha Doorashada

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa siminaar uga furay Akadeemiyada Jeneraal Kaahiye cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed,  kuwaas oo  loo soo xuley inay ilaaliyaan ammaanka Goobaha Doorashooyinka. Xafladda More...

By Jama On Thursday, September 15th, 2016
0 Comments

War – Murtiyeedka Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ) + Sawirro

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 06 – 14 Seteember 2016. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, More...

By Jama On Sunday, September 4th, 2016
0 Comments

Madaxweyne Xassan iyo Guddoomiye Jawaari oo taageeray qoondada haweenka + Sawirro

Muqdisho, 3 September 2016 (Villa Somalia)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari More...

By Jama On Thursday, June 30th, 2016
0 Comments

Dowladda oo soo bandhigtay Qorshaha Qaranka ee saddexda sano ee soo socota

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya , guddoomiyaha Barlamaanka iyo Ra’iisul wasaaraha, ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabad lagu soo bandhigayey qorshaha dowladda ee saddexda sannao More...

By Jama On Tuesday, June 28th, 2016
0 Comments

Wasiirka Cusub ee Waxbarashada oo xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda

Muqdisho, June 28, 2016…..Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Dr Cabdulqaadir Cabdi Xaashi ayaa maanta la wareegay xilka Wasaaradda, waxana munaasabadda Xil-wareejinta oo More...

By Jama On Saturday, June 25th, 2016
0 Comments

Soomaaliya iyo Kenya oo dardargalinaya qoxootiga iskood ugu laabanaya Soomaaliya

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ku heshiiyay qorshe lagu daradar galinayo dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed eek u jira xerada Dhabaab, ayadoo loo marayo heshiiska saddex geesoodka ah ee u dhaxeeya More...

By Jama On Saturday, April 16th, 2016
0 Comments

Wasiirka Maaliyadda oo Washington uga qayb galaya shirka Bangiga Aduunka iyo IMF

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Farketi iyo Wafti balaaran oo ka mid ah Hayadaha lacagta dalka, Gudiga maaliyadda u qaabilsan Barlamanka, La taliyayaala ka kala More...