SAFARKII  KUNKA KIILOOMITIR EE WARIYE CABDI NAASIR XIRSI IIDLE

Soomaaliya waxaa   hadda ka jira dhibaatooyin fara badan oo ay ugu daran tahay abaarta,  si aan ugu kuur galo  saamaynta ay abaartu  ku yeelatay dadka iyo duunyada ku nool Bariga Gobolka Mudug  ayaa Gaalkacyo oo aan diyarad ku tegey  ka dib waxaan safarkayga ka bilaabay anigoo dhulka maraya Deegaanka CARFUUDA oo 20 KM u jirta Gaalkacyo, kala More...

by Jama | Published 3 months ago
By Jama On Monday, February 20th, 2017
0 Comments

Telefoonkii hogaamiyihii Naziyiintii Germalka Hitler oo lagu iibiyay £161,000. + video

Taleefoonkii uu isticamaali jiray hogaamiyaha Nazi-ga ee Germany dagaalkii 2aad ee aduunyada ayaa iminka lagu xaraashay lacag gaaraysa £161,000. Taleefoonkani ayaa waxaa dhufeyskii uu ku dhuumanayey Hitler ka More...

By Jama On Wednesday, February 15th, 2017
0 Comments

Netherlands oo ka walaacsan halista kaga imaan karta caruurta dagaalyahanada Daacis

Dowlada Holland ayaa ka walaacsan halista kaga imaan karta caruurta ay dhaleen dagaalyahanada Daacish ee haysta dhalashadooda. Isku-duwaha waaxda ka hortaga argagixisada ee dalka Netherlands ayaa sheegay inuu ka More...

By Jama On Saturday, April 30th, 2016
0 Comments

Cunsuriyiinta waqooyiga Yurub oo banaanbax ku qabsanaya magaalada Borlänge, Sweden

Koox Cunsiriyiin ah oo aaminsan afkaartii Naasiyiintii Germalka ayaa ogolaansho u helay in banaanbax ay ku qabsadaan Magaalada Borlänge, gobolka Darlarna ee Dalka Sweden. Banaanbaxaan oo ah mid ay ku muujinayaan More...

By Jama On Wednesday, April 22nd, 2015
0 Comments

Lamaane £9,000 oo Ganaax ah ku Muteystay Qaylada Ka Baxaysa Marka ay isu Tagayaan

Lamaane Talyaani ah ayaa lagu ganaaxay in ay bixiyaan £9,000 oo ganni kadib markii lagu helay dacwad ay ka gudbiyeen dariskooda oo ah qaylo iyo guryan saa,id ah oo ay sameeyaan marka ay isu tagayaan ama isu galmoonayaan. Dariska More...

By Farah On Thursday, April 9th, 2015
0 Comments

Netherlands: Tobankii Arday Midkood ayaa Isticmaala Daawa kordhisa Feejignaanta Maxkaxda

Mid ka mid ah Tobankii Arday ee Hollandees ah ayaa isticmaala daawo ka caawisa feejignaanta maskaxda oo ay si habsami leh diiradda ugu saaraan waxbarashada iyo dhamaan ficilada kale ee la xiriira nolol maalmeedkooda. Sida More...

By Farah On Thursday, January 1st, 2015
0 Comments

Netherlands: Nin Saddax Sanno Ku Dhex Mowtanaa Gurigiisa oo aanan laga warqabin

Meydka nin 52 jir ah ayaa laga dhex helay gurigiisa kaas oo la aaminsan yahay in saddex sano ka hor uu si caadi ah ugu dhex dhintay gurigiisa oo ku yaalla gobolka waqooyiga Netherlands ee Groningen Booliiska iyo More...

By Farah On Friday, October 31st, 2014
0 Comments

Netherlands: Jumbo Supermarkt oo Bilaaway Iibinta Cayayaanada La Cuni Karo + video

Dukaanka Iibiya Raashiinka Malinlaha ee Jumbo ee Dalka Netherlands ayaa ku dhawaaqay in Badeecada uu iibiyo uu ku soo darayo Cayayaanada yar yar ee la cuni karo kuwaas oo jimcaha soo socda laga heli karo Dukaamada More...

By Jama On Saturday, July 26th, 2014
0 Comments

Mucjiso: Wabi Isu Badelay Midabka Cabsida Badan ee Dhiiga + Sawirro

Dadka ku dhaqan Magaalada Wenzhou ee dhacda Gobolka Bari Zhejiang Province ee Dalka Shiinaha ayaa saakay ku waaberiistay Arin Mucjisa ah oo aan horay u soo marin kadib markii ay arkeen biyaha wabi mara Magaalada More...