Netherlands: Jumbo Supermarkt oo Bilaaway Iibinta Cayayaanada La Cuni Karo + video

Dukaanka Iibiya Raashiinka Malinlaha ee Jumbo ee Dalka Netherlands ayaa ku dhawaaqay in Badeecada uu iibiyo uu ku soo darayo Cayayaanada yar yar ee la cuni karo kuwaas oo jimcaha soo socda laga heli karo Dukaamada Jumbo ee Groningen iyo Haren. Khamiistii shalay ayay sameeyeen tijaabo ay macaamiishooda ugu soo bandhigeen cayayaanada yar yar ee ay go,aansadeen More...

by Ali Dahir | Published 3 years ago
By Jama On Saturday, July 26th, 2014
0 Comments

Mucjiso: Wabi Isu Badelay Midabka Cabsida Badan ee Dhiiga + Sawirro

Dadka ku dhaqan Magaalada Wenzhou ee dhacda Gobolka Bari Zhejiang Province ee Dalka Shiinaha ayaa saakay ku waaberiistay Arin Mucjisa ah oo aan horay u soo marin kadib markii ay arkeen biyaha wabi mara Magaalada More...

By Ayaan On Wednesday, June 25th, 2014
0 Comments

Colette Moreno, iyadoo aroos isu diyaarineysa ayey shil gaari ku yimid u geeriyootay

A 26-year-old old Lee’s Summit woman was killed in a car crash while she was traveling to the Lake of the Ozarks for her bachelorette party. Collette M. Moreno died at University Hospital in Columbia from her More...

By Ali Dahir On Friday, June 6th, 2014
0 Comments

La Yaab: 14 Jir Ku Dhiban Timo ka Soo Baxay Jirkeedda oo Dhan + Sawirro

Supatra Sasuphan oo ah Gabar yar oo u dhalatay Dalka Thailand ayaa loo oqoonsaday in ay tahay qofka ugu Timaha Badan Caalamka kadib markii wajigeeda oo dhan ay dabooleen timo si xaada oo kale ugu soo baxay. Gabdhan More...

By Jama On Wednesday, June 4th, 2014
0 Comments

Maxaad kala Socotaa Magaalooyinka laga Guuray ee ku yaalla Adduunka + Sawirro

1.Oradour-sur-Glane, France Oradour-sur-Glane waa Magaalo yar oo ku taalla Dalka Farnsiiska taas oo si sahlan u cabsi galinaysa qof walba ee arka waayo waxaa wali ka muuqda raadka, iyo burburkii ka soo gaaray Dagaalkii More...

By Ayaan On Friday, May 16th, 2014
0 Comments

Stocholm:Diana isma laheyn Taxi baa ku dhex umuleysaa wiilkaaga

Haweney la yiraahdo Diana Quiceno, 35 jir ayaa la qorsheynayey iney ku dhasho isbitaal ku yaala koofurka Stockholm maalinimadii Isniinta,Balse sariiraha oo buuxay darteed ayaa loo diray isbitaal ka baxsan una jira More...

By Ali Dahir On Friday, April 25th, 2014
0 Comments

Lupita Nyong’o Gabadha ugu Quruxda Badan Adduunka ee Sanadkaan 2014 + video

Lupita Nyong’o oo ah Gabar asal ahaan Kenyan ah dhowaana ku biirtay Matalaada Filimada Hollywoodka oo ay ku heshay Abaalmarinta Atariishada ugu fiican Doorka Caawinaada ee Filimka 12 years a slave, ayaa loo arkay More...

By Ali Dahir On Wednesday, April 16th, 2014
0 Comments

Kenya: Gabar Lix Bilood Jir ah oo Gaajo u Dhimatay kadib Markii la Raafay Hooyadeed

Sawirkan waa gabar 16 jir ah oo haysa masuuliyada qoyskooda waayo hooyadeed ayaa xiran F G ma ahan hooyada dhashay gabadha dhimatay. Sida ay Qorayaan Warbaahinta Kenya Gabar yar oo lix bilood jir ayaa dhimatay kadib More...

By Ali Dahir On Monday, April 7th, 2014
0 Comments

Layaab: Maamule Sumeeyay Ardey Da,yar oo Lagu Xukumey Dil

Waa Wax adag in la malkeeyo qaabka Qof uu isugu dayi karo dhibaateynta caruur da,yar gaar ahaan kuwa dhigta xarumaha lagu xanaaneeyo ee ka horeeya xiliga dugsiyada. Hase ahaatee waxaa ay ka dhacday Dalka Shinaha More...

By Ali Dahir On Thursday, April 3rd, 2014
0 Comments

Waxaan Kuu Haynaa In Jaceylka Uusan Wax Dan ah Ka Laheyn Muuqaalka Qofka + Sawirro

Ha u Qaadan in aan dhiirigalinayno cayilka hana u qaadan in aad liideyno qofka cayilan ee waa xaqiiq jirta in dad noocaan ah ay ku nool yihiin dunida oo qaarkood haysta record-ka ama qofka ugu cayilan Caalmka sida More...