Faarax Shiikh Cabduqaadir lagama Guuleysan ee waa uu Guuleystey!!

Odey saaxiibkey ah ayaa marki uu saakey waagu baryey igu qabtey Jidka Mak Al-Mukarama markaasuu I weydiiyey Su’aal igu adkaatey Jawaabteeda balse aan ka fusan waayey in aan uga jawaabo , waxaa uu I weydiiyey Labada Xildhibaan ee isugu soo harey Doorashada Xilka Gudoomiye ku xigeenka Koowaad reeraha ay ka soo jeedaan ama qabiilkoda ? Markaas baa ku More...

by Jama | Published 6 days ago
By Jama On Wednesday, January 11th, 2017
0 Comments

Guddoomiye Jawaari oo mar kale loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka

Guddiga doorashada baarlamaanka federaalka ee dalka ayaa ku dhawaaqay doorashada xilka guddoomiyaha Baarlamaanka in uu ku guuleystay Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo horey u soo qabtay xilkan afartii sano More...

By Jama On Thursday, January 5th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Xassan Sheekh oo xariga ka jaray xarunta cusub ee Baarlamaanka

Xarunta aqalka sare uu ku shaqeyn doono hadda kaddib, waxaa dhistay dowladda Turkiga, iyadoo loogu talo-galay markii horeyba in ay noqoto xarun waxbarasho oo ay u dhammeystiran yihiin dhammaan adeegyadeeda. Madaxweynaha More...

By Jama On Friday, December 23rd, 2016
0 Comments

AF-YAQAANKII TURUN-TUROODAY.

Waa kuma Weriyaha Af Soomaali laga baran karo oo ka Shaqeeya Idaacadda VOA-da? Wax badan ayaan ku taamayey in aan mar uun Waraysto Qoraa sare Maxamed Daahir Afrax oo lagu Naynaaso Afrax iyo Afka Hooyo, Waxaan doonayey More...

By Jama On Thursday, December 15th, 2016
0 Comments

Guddiyadda doorashada m-gobolleedyada oo ku gacansayray go’aanka GXKHD

War Saxaafadeed Wadajir ah ayay Maanta soo saareen Guddiyada Hirgelinta Doorashada ee Heer Dowlad-Goboleed oo kala ah Puntland, Galmudug, Koofur-Galbeed iyo Jubbaland, kaasi oo uu ku saabsan yahay go’aanka GXKHD More...

By Jama On Saturday, December 10th, 2016
0 Comments

Madaxda IGAD oo soo dhoweeyay hanaanka doorashada dadban ee Soomaaliya + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa uga qeyb-galay shir madaxeedka IGAD oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya, kaas oo laga soo saaray baaqyo muhiim ah. Shirka 29-aad ee IGAD More...

By Jama On Tuesday, December 6th, 2016
0 Comments

Madaxweyne Xassan Sheekh oo booqday Jubbaland kuna ammaanay doorashooyinka

Kismayo, 05 December 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismayo ee caasimada Dowlad Goboleedka Jubbaland, halkaas oo uu si More...

By Jama On Wednesday, November 30th, 2016
0 Comments

Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran oo bogaadiyey nidaamka doorashooyinka 2016

Muqdisho, 30 November 2016 – Madasha Hogaamiyeyaasha Qaran (MHQ) waxey bogaadisay doorashooyinka dalka ka socda oo maraya heer gabo-gabo ah, isla markaasna ay ku ammaanayaan guddiyada doorashooyinka sida habsamida More...

By Jama On Saturday, November 19th, 2016
0 Comments

Warbixinta todobaadka ee waxqabadka dowladda federaalka Soomaaliya + Sawirro

Mogadishu, 19 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay More...

By Jama On Saturday, November 12th, 2016
0 Comments

Warbixinta todobaadka ee waxqabadka dowladda federaalka Soomaaliya

Mogadishu, 12 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay More...