Ra’iisulwasaare Xassan Kheyre oo la kulmay denjiraha UK ee dalka Soomaaliya + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya David Concar, iyadoo Safiirka uu soo dhoweeyay magacaabista Mudane Kheyre, uguna hambalyeeyay xilka culus ee loo wakiishay. Safiirka UK ayaa sheegay in dowladda Britain ay si dhow ula shaqeyneyso Ra’iisul Wasaaraha cusub iyo Xukuumadda More...

by Jama | Published 6 months ago
By Jama On Thursday, February 23rd, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo Ra’iisulwasaare u magacaabay Xassan Cali Kheyre

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa magcbaay Ra’iisul wasaarihiisa cusub kaddib wadatashiyo uu la sameyey qeybaha bulshada Soomaaliyeed. Magcaabidda Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, waxaa joob-joog More...

By Jama On Friday, February 17th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay guddiga abaaraha iyo hay’adaha gargaarka + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah la yeeshay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, Hay’adaha Gar gaarka ee Qaramada Midoobay, Midowga Yurub More...

By Jama On Wednesday, February 15th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale madaxtooyada kula kulmay Xassan Sheekh

Madaxweynaha J.F.S mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa mar kale madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka mudane Xasa Sheekh Maxamuud oo ay ka wad hadleen xaaladda uu dalka marayo iyo More...

By Jama On Wednesday, February 8th, 2017
0 Comments

Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa loo doortay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya

Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gabagabowday kadib markii wareega labaad ay ku tartameen saddexdii musharax ee ugu codadka badnaa wareegii hore, kuwaas oo kale ahaa Madaxweynaha xilka ka daganaya hada More...

By Jama On Friday, February 3rd, 2017
0 Comments

Madaxweyne Xassan oo soo dhoweeyay guusha wareega 1,aad ee dacwadda badda

Muqdisho, 02 febraayo- 2017- Maanta oo ay bisha Febraayo tahay 2, Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ oo fadhigeedu yahay Hague, dalka Netherlands, waxay ku dhawaaqday go’aan ay ka gaartay diidmada hordhaca More...

By Jama On Saturday, January 14th, 2017
0 Comments

Faarax Shiikh Cabduqaadir lagama Guuleysan ee waa uu Guuleystey!!

Odey saaxiibkey ah ayaa marki uu saakey waagu baryey igu qabtey Jidka Mak Al-Mukarama markaasuu I weydiiyey Su’aal igu adkaatey Jawaabteeda balse aan ka fusan waayey in aan uga jawaabo , waxaa uu I weydiiyey Labada More...

By Jama On Wednesday, January 11th, 2017
0 Comments

Guddoomiye Jawaari oo mar kale loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka

Guddiga doorashada baarlamaanka federaalka ee dalka ayaa ku dhawaaqay doorashada xilka guddoomiyaha Baarlamaanka in uu ku guuleystay Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo horey u soo qabtay xilkan afartii sano More...

By Jama On Thursday, January 5th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Xassan Sheekh oo xariga ka jaray xarunta cusub ee Baarlamaanka

Xarunta aqalka sare uu ku shaqeyn doono hadda kaddib, waxaa dhistay dowladda Turkiga, iyadoo loogu talo-galay markii horeyba in ay noqoto xarun waxbarasho oo ay u dhammeystiran yihiin dhammaan adeegyadeeda. Madaxweynaha More...

By Jama On Friday, December 23rd, 2016
0 Comments

AF-YAQAANKII TURUN-TUROODAY.

Waa kuma Weriyaha Af Soomaali laga baran karo oo ka Shaqeeya Idaacadda VOA-da? Wax badan ayaan ku taamayey in aan mar uun Waraysto Qoraa sare Maxamed Daahir Afrax oo lagu Naynaaso Afrax iyo Afka Hooyo, Waxaan doonayey More...