Soomaaliya iyo Kenya oo gaaray heshiisyo muhiim u ah xiriirka labada dal + Sawirro

Nairobi, Kenya (23ka Maarso, 2017)- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa maanta ku kulmay Aqalka Madaxtooyada Kenya. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay dhawr arrimood oo ku saabsan xiriirka labada dal oo ay ku jiraan socdaalka, iskaashiga, ganacsiga, More...

by Jama | Published 1 day ago
By Jama On Wednesday, March 1st, 2017
0 Comments

Baarlamaanka oo codka kalsoonida siiyay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre

Arbaco, March 1, 2017,—-Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod caqlabiyad leh kalsoonida ku siiyay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo 23-kii February uu u magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda More...

By Jama On Sunday, February 19th, 2017
0 Comments

Soomaali ka carartay Mareykanka oo magangelyo waydiistay Canada + video

badan oo magangalyo ah ayaa isaga tagay dalka Mareykanka, iyagoo tahriib ku galay wadanka deriska la ah ee Canada. Soomalida ayaa cabsi ay ka qabaan maamulka Donald Trump, waxayna sheegeen iyagoo cabsi ka qaba More...

By Jama On Thursday, February 16th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo si rasmi ah xilka ugula wareegay Madaxweynihii hore +Sawirro

Muqdisho (16ka febraayo, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud More...

By Jama On Friday, February 10th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ugu baaqay in ay joojiyaan dabaaldegyada + video

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” ayaa xalay shacabka Soomaaliyeed kala hadlay Telefishinka Qaranka SNTV  isagoo shacabka uga mahadceliyay taageerada ay More...

By Jama On Thursday, February 2nd, 2017
0 Comments

Qudbadihii musharixiinta madaxweynaha ay ka hor jeediyeen baarlamaanka + video

Waxaan halkaan isugu keenay qaar ka mid ah qudbaddihii ugu muhiimsanaa ee musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ee lagu madlan yahay in loo tartamo 8 bishaan, taas oo ka dhacaysa xarunta Dalka ee Muqdisho. Musharixiinta More...

By Jama On Saturday, January 28th, 2017
0 Comments

Maxakamdda Den Haag ee Dalka Netherlands oo baafinaysa Umulqeyr Dahir Bidar

  Fogaan Arag News  More...

By Jama On Wednesday, January 25th, 2017
0 Comments

Guddiga doorashada oo shaaciyay waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha

Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ugu horeyn ku doorteen in uu guddoomiye u noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Ducaale More...

By Jama On Tuesday, January 10th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Xassan oo ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo ka dhacda Galmudug.

Muqdisho ,10 January 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka dhacada degaanada Dowladda Gobolleedka Galmudug More...

By Jama On Wednesday, January 4th, 2017
0 Comments

Xildhibaan Jawaari oo shaaciyay in uu u sharaxan yahay guddoomiyaha Baarlamaanka

Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo ahaa Guddoomiyiha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya intii u dhaxeysay 2012-2016 ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay maanta in uu aqbalay codsi uga More...