R.Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Kormeer ku tagey Dhismaha Cusub ee aqalka Sare.

Muqdisho, January 1, 2017….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo weheliyaan xubno ka tirsan Aqalka sare ayaa kormeer ku tagey xafiisyo cusub oo loo diyaariyey in ay ku shaqeeyaan Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya. Waxana ay kormeer ku tageen qaybaha kala duwan ee ka kooban yahay dhismaha More...

by Jama | Published 6 months ago
By Jama On Tuesday, December 27th, 2016
0 Comments

Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran oo go’aan ka gaaray kuraasta khilaafka ka taagnaa

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 25 – 26 Disembar 2016-ka. Kulankan wuxuu daba socday kullankii madasha ee lagu qabtay magaalada Muqdisho, taarikhdu markay ahayd 15kii-24dii More...

By Jama On Monday, December 26th, 2016
0 Comments

RW Cumar oo xildhibaanadda lagu soo doortay Jubbaland waydiistay codkooda

25 December 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa kulan qado ah u sameeyey Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka iyo Aqalka sare kasoo galay More...

By Jama On Sunday, December 25th, 2016
0 Comments

Warmurtiyeedka ka soo baxay kullankii Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 15 – 24 Disembar 2016-ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, More...

By Jama On Tuesday, December 20th, 2016
0 Comments

Soomaali ku dhaawacantay weerar loo gaystay misaajid ku yaala Zurich, Switzerland

Saddex qof oo Soomaali ah ayaa xalay abaarihii 5:30 kii fiidnimo ku dhaawacmay masjid ku yaalla Magaalada Zurich ee dalka Switzerland kadib markii nin hubaysan uu ku weeraray misaajidka rasaasna ooda ugu qaaday More...

By Jama On Wednesday, December 14th, 2016
0 Comments

Guddiga xalinta khilaafaadka oo soo bandhigay liiska xildhibaanada ay diideen

Guddiga xalinta khilafaadka doorashada ayaa war qoraal ah oo uu ka soo saaray dooraashooyinkii ka dhacay xarumaha maamul gobboleedyada dalka ku laalay 11 xubnood oo ka mid ah xildhibaanada cusub ee dhowaan lagu More...

By Jama On Tuesday, December 13th, 2016
0 Comments

Jubbaland oo munaasabad sagootin ah u samaysay xildhibaanadda lagu soo doortay

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Munaasabad heerkedu sareeyo Kismaayo ugu qabtay xubnaha labada Aqal ee laga soo doortay Jubbaland. Munaasabadan oo sagootin ahayd ayaa More...

By Jama On Sunday, December 11th, 2016
0 Comments

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii Muqdisho

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira ayaa cambaareeyay weerarkii argagaxiso ee saaka ka dhacay Muqdisho kaas oo lagu dilay in ka badan 20 qof oo rayid ah. Gaari More...

By Jama On Sunday, December 11th, 2016
0 Comments

29 qof ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo lala eegtay Dekadda Muqdisho

Gaari loo adeegsaday ismiidaamin ayaa lala eegtay afaafka hore ee degkadda Muqdisho halkaas oo ay ku nafwaayeen ugu yaraan 29 qof, sida ay xaqiijiyeen ciidamada booliiska, waxaana weerarkan oo dhacay saakay oroortii More...

By Jama On Friday, December 9th, 2016
0 Comments

War – Murtiyeed Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ) Doorashada 2016

Muqdisho 7-8 Diseember 2016 -Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 07-08 Deseember 2016-ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane More...