Maamulka Gobolka Banaadir oo daah furey hab xisaabeed cusub + sawirro

Muqdisho, August 9, 2017…..Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah furayay barnaamij loogu magacdaray hab xisaabeedka Cusub ee maamulka gobolka Banaadir iyo dawladda Hoose ee Xamar. Waxaa ka soo qayb galay Safiiro, xubno ka socday Golaha Wasiirada, Xeer ilaaliyaha More...

by Jama | Published 2 weeks ago
By Jama On Monday, August 7th, 2017
0 Comments

Wasiirka warfaafinta oo la kulmay dadka qaba baahiyaha gaarka ah + Sawirro

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waxaana kulanka looga hadlay sidii mudnaan gaar ah loo siin lahaa dadka qaba baahiyaha Gaarka More...

By Alidahir Abdi On Sunday, August 6th, 2017
0 Comments

Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay misaaniyada Dowladda.

Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeeshay xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kulnkaas oo ay uga doodayeen Ajandaha ku saabsan ansixinta Miisaaniyadda dowladda ee Sanada More...

By Jama On Thursday, August 3rd, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay guddiga taakuleynta ciidanka xooga dalka

Muqdisho, 03 Ogosto 2017; Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada. Sidoo kale Madaxwaynuhu More...

By Jama On Thursday, August 3rd, 2017
0 Comments

Shirka golaha wasiiradda oo lagu magacaabay hanti dhowrka guud ee qaranka + Sawirro

Muqdisho, 03 August 2017 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre More...

By Jama On Thursday, August 3rd, 2017
0 Comments

Ra’iisulwasaare Kheyre oo ciidanka qalabka sida ku ammaanay xasilinta Dalka + Sawirro

Muqdisho, 3da August 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyaan Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka ciidamada Qalabka Sida, isagoo ku ammaanay More...

By Jama On Tuesday, August 1st, 2017
0 Comments

Danjiraha Ireland oo waraaqahiisa aqoonsiga ku wareejiyay wasaaradda arimaha dibadda

Muqdisho, August 01, 2017 – Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mr. Mukhtar Mahad Daud ayaa maanta kaga guddoomay xafiiskiisa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka More...

By Jama On Tuesday, August 1st, 2017
0 Comments

Dowladda federaalka oo damacsan in ay kordhiso dhaqaalaha dalka + Sawirro

Muqdisho, 1 August 2017 – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumada Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay dakhliga iyo dhaqaalaha Soomaaliya, kaa soo ay More...

By Jama On Tuesday, August 1st, 2017
0 Comments

Ra’iisulwasaare Kheyre oo daah furay dib u hirgalinta kulliyadda saxaafadda

Muqdisho, August 1, 2017….. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah-furayey Kuliyadda Cilmiga Warbaahinta iyo Saxaafadda ee Jaamacadda More...

By Jama On Monday, July 31st, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay guddiga saraakiisha ciidanka xooga dalka + Sawirro

Muqdisho, 31 Luulyo 2017: Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan kula qaatay Xarunta Madaxtooyada saraakiisha ciidamada qalabka sida ee dalka. Kulankan More...