Ra’iisulwasaare Kheyre oo haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 8-da Maarso

Muqdisho, March 8, 2017——-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hambalyo u diray haweenka Soomaalyeed, isaga oo ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta 8-da Maarso oo loo asteeyay maalinta haweenka adduunka. “Inkastoo aaney aheyn maalin la xafladeyn karo oo dalka ay Abaaro ka jiraan oo More...

by Jama | Published 2 months ago
By Jama On Monday, March 6th, 2017
0 Comments

Ra’iisulwasaare Kheyre oo la kulmay haweenka iyo maamulka Gobolka Banaadir

Muqdisho, 6 March 2017……Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah la qaatay Maamulka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xasan Jimcaale More...

By Jama On Sunday, March 5th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Warbaahinta Madaxa Bannaan + Sawirro

Muqdisho (05 Maars0, 2017)- Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay maamulka iyo tifaftireyaasha warbaahinta madaxa bannaan ee More...

By Jama On Thursday, February 16th, 2017
0 Comments

Wariye Somalilander ah oo ka dhiidhiyay xariga loo gaystay Wariye Coldoon + video

Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland , waxaa dhowaan lagu xiray weriye Cabdimaalik Coldoon oo reer Somaliland oo ka soo laabtay magaalada Muqdishu ee caasimada Somalia. Xariga Coldoon ayaa sida la sheegay More...

By Jama On Saturday, January 7th, 2017
0 Comments

NUSOJ oo Xaflad u qabtay Senator Abshir Bukhaari iyo Xildhibaan Khaalid Macow

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimey oo ujeedkeedu ahaa soo dhoweynta labo Mudane oo ka tirsanaa Bahda Saxaafadda kuna biiray labada aqal ee Baarlamaanka Soomaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. waxaana More...

By Jama On Monday, November 21st, 2016
0 Comments

Madaxweyne Xassan oo xariga ka jaray waddo dib u dhis lagu sameeyay +Sawirro

Muqdisho, 21 November 216 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xarigga ka jiray Wadada Shaqaalaha ee magaalada Muqdisho oo dib u dhis lagu sameeyey muda More...

By Jama On Sunday, October 23rd, 2016
0 Comments

Turkiga oo bassas aan xabadda karin ugu deeqay ciidanka asluubta +Sawirro

Dowladda Turkiga oo aan walaalaha nahay ayaa Basas Nooca aan rasaasta Karin ah ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana kala wareegay Basaskan Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga More...

By Jama On Sunday, June 26th, 2016
0 Comments

Liiska magacyadda odayaasha dhaqanka ee soo xuli doona Baarlamaanka cusub

Shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee shalay lagu soo gebagebeeyay magaalada Baydhabo ayaa laga soo saaray qodobo kala duwan oo ku saabsan doorashooyinka la qorsheynayo iney dalka ka dhacan sanadkan. Shirka madasha More...

By Jama On Friday, May 6th, 2016
0 Comments

Waxaa la Baafinayaa Daahir Faarax warsame oo la la,yahay meel uu ku danbeeyo

Mohamed abdulqader shakuul oo haatan ku sugan magaalada Gothenburg ee caasimadda 2-aad ee dalka Sweden ayaa halkan ka baafinaya daahir farax warsame oo ku magac dheer dahir qooqani oo markii ugu war dambaysay ku More...

By Jama On Sunday, February 28th, 2016
0 Comments

Mahamed Makaran iyo Ruqiya Ruun Haji oo Maherkooda uu ka Dhacay Maraykanka

Waxaa tahniyad arooska diraayo waalidiinta Aabe Abdullahi Mahamed XAJI Hooyo Maryan Macalin Mahamud Boqolsoon Aabe Ali Hassan Makaraan Hooyo Mako Ali Mahamud Walaalah Mahamed Abdullahi Mahamed iyo xaaskiisa caruurtooda Mahamud More...