Liiska magacyadda odayaasha dhaqanka ee soo xuli doona Baarlamaanka cusub

Shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee shalay lagu soo gebagebeeyay magaalada Baydhabo ayaa laga soo saaray qodobo kala duwan oo ku saabsan doorashooyinka la qorsheynayo iney dalka ka dhacan sanadkan. Shirka madasha wada tashiga ayaa lagu ansixiyey liiska 135 oday dhaqameed oo soo xulaya baarlamanka soo socda ee Soomaaliya, Halkan hoose ka akhriso magacyada More...

Waxaa la Baafinayaa Daahir Faarax warsame oo la la,yahay meel uu ku danbeeyo
Mohamed abdulqader shakuul oo haatan ku sugan magaalada Gothenburg ee caasimadda 2-aad ee dalka Sweden ayaa halkan ka baafinaya daahir farax warsame oo ku magac dheer dahir qooqani oo markii ugu war dambaysay ku More...

Mahamed Makaran iyo Ruqiya Ruun Haji oo Maherkooda uu ka Dhacay Maraykanka
Waxaa tahniyad arooska diraayo waalidiinta Aabe Abdullahi Mahamed XAJI Hooyo Maryan Macalin Mahamud Boqolsoon Aabe Ali Hassan Makaraan Hooyo Mako Ali Mahamud Walaalah Mahamed Abdullahi Mahamed iyo xaaskiisa caruurtooda Mahamud More...

Liibaan Jama Ali Dhiid iyo Safiya Abdullahi oo Meherkooda uu Ka Dhacay Muqdisho
Adeer Barre Cali dhiid iyo caruurtiisa Adeer Diiriye Cali dhiid iyo caruurtiisa Awoowe Aadan Macalin Eedo Gamaano Cali dhiid Eedo Ceeblo Cali dhiid Hooyo Xaawo Cabdi Hooyo Muumino Cabdiraxmaan. Abti Axmed Cabdiraxmaan Abti More...

Warbixinta Todobaadka ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya + Sawirro
Mogadishu, 31 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo More...

R.W. Cumar oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Warbixiyay shirkii Qaxootiga Brussels
Muqdisho, October 24, 2015——-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib, safar ay ku tageen magaalada More...

CMD oo Kullansiisay Soomaalidda Holland iyo Xeer illaaliyaha Qaranka + Sawirro
Kulan ay soo qabanqabisay Xarunta Warabaahinta iyo wada Hadalka oo ay ka soo qeyb galeen Jaaliyada Soomaalida Hollnad oo warabixin looga dhagaysanayay Xeer ilaaliyha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir More...

Lupita Nyong’o oo Loo Magacaabay Safiirka Caalamiga ee Badbaadinta Maroodiga + video
Gabadha Madowga Actarada ah ee asal ahaan ka soo jeeddo Dalka Kenya Lupita Nyong’o ayaa loo magacaabay safiir caalami ah oo adduunka u qaabilsan ka horta dabar goynta Maroodiyaasha. Waxaana markii ugu horeysay More...

Waxqabadka Dowladda Federaalka ee Todobaadkii La soo Dhaafay + Sawirro
Mogadishu, 05 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay More...

Ra’iisulwasaare Cumar oo kulan kula Qaatay Cadaado Ururada Haweenka + Sawirro
Cadaado, 02, June, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa kulan balaaran xalay la qaatay Haweenka ka qayb galaya shirka maamul u samaynta Gobolada More...