Dowladda oo Hal-Malyan oo Doolar Ugu Deeqday Dadka Ay Abaaruhu Ku Habsadeen

Muqdisho, 27, March, 2016..Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Gudiga Qaran ee Gudmadka Abaaraha ayaa looga hadlay Abaaraha ba’an ee ka jira dalka, shirkaan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qayb galay Ururada bulshada rayidka, Culumo u diink iyo Dhalinyarada waxayna dhamaantood muujiyeen sida ay diyaarka ugu yihiin ka qayb qaadashada More...

by Jama | Published 10 months ago
By Jama On Thursday, November 12th, 2015
0 Comments

Golaha Wasiiradda oo Ansixiyay Heshiiska Caafimaadka ee Soomaaliya iyo Turkiga

Muqdisho, November 12, 2015—–Golaha Wasiriida ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda More...

By Jama On Tuesday, August 11th, 2015
0 Comments

Wasiirka Caafimaadka “Hal Sano Laguma Arag Muqdisho kiis Cudurka Dabeysha

Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Caaafimaadka ee WHO iyo qeybta arrimaha beni’aadanimada ee Qaramada Midoobay More...

By Jama On Monday, July 27th, 2015
0 Comments

W-Caafimaadka iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Booqday Dhaawacyada Qaraxii Jaziira

Wasiirka caafimaadka iyo xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa booqday dadkii ku dhawacmay qaraxii kooxdda argaxisadda UGUS ay ka gaysteen  Hoteelka Aljazeera oo la geeyay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Wasiirka More...

By Jama On Sunday, May 17th, 2015
0 Comments

Wasiirka Caafimaadka Drs Xaawo Xasan oo La Kulantay Dhigeeda Dalka Shiinaha

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed oo booqasho rasmi ah ku tagtey Dalka Shiinaha ayaa halkaasi kula kulantay dhigeeda Caafimaadka ee Dalka Shiinaha Li Bin, oo ay ka More...

By Jama On Thursday, May 7th, 2015
0 Comments

Netherlands: Waxaa La Hirgaliyay App Soo Yareynaya Waqtiga Sugidda Gurmadka Deg dega

Waaxda Gurmadka Deg dega ee Netherlands ayaa sameeyay app loogu gudbin karo qaylodhaanta la xiriirta shilalka dabka iyo halisaha Caafimaad ee dadka la soo gudboonaada sida uu baahiyay Tv ga NOS. App kaan oo loogu More...

By Farah On Wednesday, April 15th, 2015
0 Comments

Ku Simaha RW oo Isbitaalka Deva Ku Booqday Dhaawacyadii Weerarkii Shalay

Muqdisho, Aprili 15, 2015….Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Amniga Gudaha Mudane C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Waxbarashada Marwo Khadar Bashiir Cali, Wasiirka Batroolka & Macadanta Maxamed More...

By Farah On Tuesday, March 24th, 2015
0 Comments

Maalinta Qaaxada Aduunka oo Muqdisho Lagu Xusay + Sawirro

Munaasabadani oo aheyd mid lagu xisayay maalinta Qaaxada Aduunka 24 Maarso ayaa lagu qabtay Xabsiga dhaxe Ee Xamar,Waxaana ka qeybgalay mas’uulaayiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka, Taliyaha Xabsiga dhaxe Xamar, More...

By Farah On Monday, March 23rd, 2015
0 Comments

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xafiiskiisa kula Shiray Gudiga Naafada Qaranka

Kulankan maanta uu xafiiskiisa kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Gudiga Naafadda Qaranka ayaa waxaa uu ahaa mid saacado dheer qaatay isla markaana looga hadlaayay More...

By Jama On Saturday, February 7th, 2015
0 Comments

Netherlands: Xuska Maalinta Ka Hortaga Gudniinka oo Lagu Qabtay Amsterdam + Sawirro

Shir lagu xusayey maalinta caalamiga ee ka hortaga gudniinka gabdhaha (Zero Tolerance Day) ayaa shalay lagu qabtay magaalada Amsterdam ee caasimadda dalka Netherlands, iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay wax-qabadka More...