Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xafiiskiisa kula Shiray Gudiga Naafada Qaranka

Kulankan maanta uu xafiiskiisa kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Gudiga Naafadda Qaranka ayaa waxaa uu ahaa mid saacado dheer qaatay isla markaana looga hadlaayay xaaladda Naafadda Soomaaliya iyo sidii wax loogu qaban lahaa. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si qoto dheer uga hadlay dhibaatada haysata More...

by Ali Dahir | Published 2 years ago
By Jama On Saturday, February 7th, 2015
0 Comments

Netherlands: Xuska Maalinta Ka Hortaga Gudniinka oo Lagu Qabtay Amsterdam + Sawirro

Shir lagu xusayey maalinta caalamiga ee ka hortaga gudniinka gabdhaha (Zero Tolerance Day) ayaa shalay lagu qabtay magaalada Amsterdam ee caasimadda dalka Netherlands, iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay wax-qabadka More...

By Ayaan On Saturday, January 24th, 2015
0 Comments

Maxaa keena Cambaarta Madaxa gasha (Fariin Caafimaad )

Tinea waa infakshan guud oo maqaarka ku dhaca waxaana keena fangaska. Tinea nooca dhalada ama basada iyo jirka gala waxaana loogu yeeraa afka qalaad ringworm. Aad uguma badna carruurta jirta da’da ka yar lab asano. Xaggee More...

By Ali Dahir On Wednesday, January 14th, 2015
0 Comments

Muungaab oo Xariga ka Jaray Xarun Caafimaad oo Laga Hirgeliyay D/C/casiis

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muunaab” oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka iyo kan degmada C/casiis ayaa maanta si wada jir ah More...

By Ali Dahir On Wednesday, January 7th, 2015
0 Comments

Xafiis Ka Shaqeynaayo Caafimaadka iyo Feya Dhowrka oo Laga Furey Muqdisho + Sawirro

Xafiiska caafimaadka iyo faya dhawrka ee gobolka Banaadir oo uu maamulka Gobolka ka furay Muqdisho ayaa waxaa u qaabilsanyahay la socodka xaaladda caafimaad ee goobaha ganacsiga ee ku yaalla caasimada. Agaasimaha More...

By Ali Dahir On Wednesday, December 31st, 2014
0 Comments

Marwada Koowaad oo Caawinaad Lacageed Gaarsiisay Hooyo Dhashay Afar Mataano + Sawirro

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta deeq gurmad ah gaarsiiyey haweeney Soomaaliyeed oo dhashay Afar carruur  oo mataanno ah oo ku jira Isbitaal ku yaalla magaalada Muqdsho. Marwada More...

By Ali Dahir On Wednesday, December 3rd, 2014
0 Comments

Dalladda Naafada (SODEN) oo Xustey Maalinta Naafada Aduunka + Sawirro

3-da   Bisha December ee Sanad kasta oo ah maalin loo asteeyey dadka naafadda ah ee aduunka oo idil ayaa laga xusay Guud ahaan Dalka Soomaaliya, Munasabad lagu xusayey maalinta Naafadda aduunka,oo uu soo qaban More...

By Ayaan On Sunday, November 9th, 2014
0 Comments

Waa maxay suuxdinta Caruurta (Noocyada Suuxinta wax ka baro)

Suuxinta (Anesthesia) waa daawo la qaato ka hor qaliinka si laguugu caawiyo in aad hurdo la dhaco oo aadan dareemin xanuun. (Tan waxaa kale oo la yiraahdaa (suuxinta guud) maxaa yeelay waxay saameeynaysaa jirka More...

By Ayaan On Friday, August 22nd, 2014
0 Comments

Autism: Wax ka baro Cudurka maahsanaanta iyo waxa keena (Fariin Caafimaad)

Inkastoola ogaadey markii ugu horeesey sanadkii 1943, dhakaakuhu ama miyir dhinaantu waa naafo aan aad loo aqoon.Dadka dhakakaha qabaa jir ahaan naafo ma’aha, sida qof maskaxda ka dhaawac ah o kale; ma codsadaan More...

By Ali Dahir On Tuesday, August 19th, 2014
0 Comments

R.W Cabdiweli Oo ka Qeyb Galay Daahurka Mashruuca Yareynta Dhimashada + Sawirro

Muqdisho, Augsut, 19 ,2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daahfurayey ololaha dardargalinta yareynta More...