Madaxweynaha oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Cusub ee Netherlands

Muqdisho, 24 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Netherlands wakiilka uga noqon doona Soomaaliya, Amb. Franciscus Albercht Makken. Madaxweynaha ayaa danjiraha u xaqiijiyey More...

by Jama | Published 2 years ago
By Jama On Friday, June 5th, 2015
0 Comments

Xarunta Warbaahinta CMD oo Dalka Holland ku Qabatay kulan Casho Sharaf ah + Sawirro

Xarunta Warbaahinta iyo Wadahadalka ee Center for Media iyo Dailogue ee fadhigeedu yahay dalka Netherlands, ayaa xalay casho-sharaf heer sare ah u sameysay safiirka Somalia u fadhiya wadamada Benilux Dr. Cali Saciid More...

By Jama On Thursday, May 7th, 2015
0 Comments

Netherlands: Waxaa La Hirgaliyay App Soo Yareynaya Waqtiga Sugidda Gurmadka Deg dega

Waaxda Gurmadka Deg dega ee Netherlands ayaa sameeyay app loogu gudbin karo qaylodhaanta la xiriirta shilalka dabka iyo halisaha Caafimaad ee dadka la soo gudboonaada sida uu baahiyay Tv ga NOS. App kaan oo loogu More...

By Jama On Thursday, May 7th, 2015
0 Comments

Netherlands: 500,000 oo Hollandees ah ayaa Degan Kana Shaqeysta Yurubta Kale

Illaa 500,000 muwaadiniin Hollandees ah ayaa ku nool kana shaqeysta dal kale oo ka mid ah dalalka midowga Yurub sida lagu shaaciyay warbixin uu soo saaray xafiiska tirakoobka Netherlands ee CBS. Tirakoobkaan oo More...

By Jama On Thursday, April 23rd, 2015
0 Comments

Netherlands: Q/Midoobay oo Si kulul u Cambaareysay Heshiiska Cusub ee Qaxootiga

Wakiilka gaar ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Xuquuqul insaanka Philip Alston ayaa si weyn u cambaareeyay heshiiska Dowladda Wadaaga ee Netherlands ay ka gaareen arrimaha Qaxootiga sharci laawayaasha More...

By Farah On Monday, April 13th, 2015
0 Comments

Netherlands: Qoxootigii Ku Dayacnaa Amsterdam oo uu la Soo Darsay Dhib Hor Leh

Magangelyodoonkii ku dayacnaa Magaalada Amsterdam ee xarunta Dalka Netherlands ayaa maanta laga saaray dhismo ay isaga noolaayeen oo ahaan jiray goob gaadiidka la dhigto oo hada aanan la isticmaalin. Qoxootigaan More...

By Jama On Monday, April 13th, 2015
0 Comments

Netherlands: NS oo Hirgalinaysa Sharci Cusub si ay u Difaacdo shaqaalaheeda

Shirkadda trainada Netherlands ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano NS ayaa ku dhawaaqay in ay kordhinayso shaqaalaha trainada iyo in ay qaadanayso 100 waardiyayaal oo dheeraad ah oo ilaaliya xarumaha trainada kana More...

By Farah On Thursday, April 9th, 2015
0 Comments

Netherlands: Tobankii Arday Midkood ayaa Isticmaala Daawa kordhisa Feejignaanta Maxkaxda

Mid ka mid ah Tobankii Arday ee Hollandees ah ayaa isticmaala daawo ka caawisa feejignaanta maskaxda oo ay si habsami leh diiradda ugu saaraan waxbarashada iyo dhamaan ficilada kale ee la xiriira nolol maalmeedkooda. Sida More...

By Farah On Monday, April 6th, 2015
0 Comments

Netherlands: Fransiiska oo Soo Furtay Nin Hollandees ah oo Ku Afduubnaa Mali + video

Sjaak Rijke Ciidamadda Gaarka ee Fransiiska ayaa soo furtay nin Hollandees ah oo ku afduubnaa dalka Mali sida ay maanta shaacisay wasaaradda Difaaca Dalka Fransiiska. Madaxweynaha Fransiiska Francois Hollande oo More...

By Farah On Wednesday, April 1st, 2015
0 Comments

Netherlands: 13,000 oo Qooxooti ah ayaa Sugaya in ay helaan Guryo ay Degaan

13,000 Magangelyodoon ah oo la siiyay Deganaanshaha Netherlands ayaa sugaya in ay helaan guryo ay ku noolaadaan sida laga soo xigtay hay’adda dib u dejinta Qoxootiga ee COA. Dowladdaha hoose ee Goboladda Netherlands More...