Netherlands: Ururka IFTIN oo u Dabaaldegay 10 Guuradooda iyo Maalinta Haweenka + Sawirro

Ururka u dhaqdhaqaaqa arrimaha haweenka iyo qoyska ee IFTIN ayaa 27-kii bishan March 2015 xaflad balaarin ku qabtay magaalaga Amsterdam ee caasimadda dalka Netherlands, taasoo uu ugu dabaaldagayey sanad guuradii 10naad ee ka soo wareegatay aasaaska ururkaasi iyo waliba xuska 104 guurada maalinta haweenka aduunka. Xafladaasi ayaa waxaa lagu casuumay More...

by Ali Dahir | Published 3 years ago
By Jama On Saturday, February 7th, 2015
0 Comments

Netherlands: Xuska Maalinta Ka Hortaga Gudniinka oo Lagu Qabtay Amsterdam + Sawirro

Shir lagu xusayey maalinta caalamiga ee ka hortaga gudniinka gabdhaha (Zero Tolerance Day) ayaa shalay lagu qabtay magaalada Amsterdam ee caasimadda dalka Netherlands, iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay wax-qabadka More...

By Ali Dahir On Wednesday, January 14th, 2015
0 Comments

Netherlands: Qoxootigii Ku Dayacnaa Amsterdam oo uu Soo Wajahay Dhib Hor leh + video

Ku dhowaad 100 qof oo ka mid ah magangelyodoonkii ku dayacnaa Magaalada Amsterdam ee Dalka Netherlands ee isaga dhoolaa meel garaash ah oo aanan lagu shaqeyn hadda oo ku yaalla Amsterdam Zuidoost ayaa loo sheegay More...

By Ali Dahir On Saturday, January 10th, 2015
0 Comments

The Netherlands is taking ‘visible and invisible’ extra security precautions

The Netherlands is taking extra ‘visible and invisible’ security measures following the terrorist attacks in France, prime minister Mark Rutte said on Friday. The ongoing events in Paris ‘emphasise the need More...

By Ali Dahir On Thursday, January 1st, 2015
0 Comments

Netherlands: Nin Saddax Sanno Ku Dhex Mowtanaa Gurigiisa oo aanan laga warqabin

Meydka nin 52 jir ah ayaa laga dhex helay gurigiisa kaas oo la aaminsan yahay in saddex sano ka hor uu si caadi ah ugu dhex dhintay gurigiisa oo ku yaalla gobolka waqooyiga Netherlands ee Groningen Booliiska iyo More...

By Ali Dahir On Wednesday, December 17th, 2014
0 Comments

Netherlands: Qaxooti ku Hor Mudaaharaaday Xarumaha Dowladda ee Den Haag + Sawirro

Qaxootiga ku nool wadanka Hollan ee Banaaka La soo dhigay oo ay ku jiraan Soomaali ayaa waxaa ay bananbax cabasho ah ka sameeyeen Magaalada Denhaag ee Wadanka Holland oo Xarun u  ah Dowladda iyo Boqortooyada iyagoona More...

By Jama On Friday, December 5th, 2014
0 Comments

Netherlands: Bukaankii Ugu Horeeyay ee Qaba Ebola oo Lagu Wado in la Keeno Dalka

Dhaqaatiirta Isbitaalka weyn ee Utrecht UMC ayaa isku diyaarinaya in ay la wareegaan bukaankii ugu horeeyay ee Qaba Cudurka Ebola sida uu maanta baahiyay Telefishinka NOS. Golaha Dhaqaatiirta ayaa afar sariir ku More...

By Ali Dahir On Wednesday, November 26th, 2014
0 Comments

Netherlands: Muna Muse oo Baafinaysa Hooyadeed oo Muqdisho ugu War Dambeysay

Muna Muse Jowdah oo ku nool Dalka Netherlands ama Holland, waxa ay baafinaysaa Hooyadeed Waris Nour Mohamed oo Markii ugu war dambeysay oo aheyd 2003 dii ku waysay Dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho, More...

By Ali Dahir On Friday, October 31st, 2014
0 Comments

Netherlands: Jumbo Supermarkt oo Bilaaway Iibinta Cayayaanada La Cuni Karo + video

Dukaanka Iibiya Raashiinka Malinlaha ee Jumbo ee Dalka Netherlands ayaa ku dhawaaqay in Badeecada uu iibiyo uu ku soo darayo Cayayaanada yar yar ee la cuni karo kuwaas oo jimcaha soo socda laga heli karo Dukaamada More...

By Jama On Saturday, October 25th, 2014
0 Comments

Netherlands: Dallada Soomaalida FSAN oo u Dabaaldagtay 20 Guuradeedii + Sawirro

Magaalada Den Haag ee xarunta siyaasada dalka Netherlands, waxaa 23-kii bishan October 2014 lagu qabtay xaflad si weyn loo soo agaasimay, looguna dabaaldageyey sanad guuradii 20aad ee ka soo wareegatay markii la More...