Published On: Fri, Jun 6th, 2014

La Yaab: 14 Jir Ku Dhiban Timo ka Soo Baxay Jirkeedda oo Dhan + Sawirro

Share This
Tags

hair1Supatra Sasuphan oo ah Gabar yar oo u dhalatay Dalka Thailand ayaa loo oqoonsaday in ay tahay qofka ugu Timaha Badan Caalamka kadib markii wajigeeda oo dhan ay dabooleen timo si xaada oo kale ugu soo baxay.

Gabdhan oo ah afar iyo taban jir ayaa la dhibtoonaysa timaha oo si kheyru caadi ah ugu soo baxa jirkeeda haba ugu sii darnaado wajiga oo gabi ahaanba qariyay muuqaalka wajigeeda

Hooyada dhalay gabadhan ayaa sheegtay in ay si joogta ah ugu jarto timaha ka soo baxa jirka gabadheeda gaar ahaan wajiga iyadoo adeegsata manqasyo.

Supatra oo ah gabar niyad wanaagsan oo si fiican u wadata waxbarashadeeda ayaa sheegtay in ay mustaqbalka noqoto dhaqtarad si ay u caawiso dadka.

Inkastoo timaha ka soo baxa jirkeeda ay sabab u yihiin hormonada jirka oo aanan si caadi ah u shaqeynaynin oo dhibaato badan ku haya nolosheeda hadan waxa ka muuqata niyad wanaag iyo in ay ka raysandoonto dhibaatada ay ku hayaan timahaan xad dhaafka ah.

hair5hair4hair3hair6

Fogaan Arag News

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>