Published On: Sun, Jun 26th, 2016

Liiska magacyadda odayaasha dhaqanka ee soo xuli doona Baarlamaanka cusub

Share This
Tags

Shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee shalay lagu soo gebagebeeyay magaalada Baydhabo ayaa laga soo saaray qodobo kala duwan oo ku saabsan doorashooyinka la qorsheynayo iney dalka ka dhacan sanadkan.

Shirka madasha wada tashiga ayaa lagu ansixiyey liiska 135 oday dhaqameed oo soo xulaya baarlamanka soo socda ee Soomaaliya,

Halkan hoose ka akhriso magacyada 135 ta oday dhaqameed

liiska odayaasha1liiska odayaasha 2liiska odayaasha 3liiska odayaasha 4liiska odayaasha 5

—–Dhammaad—

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>