Published On: Fri, May 6th, 2016

Waxaa la Baafinayaa Daahir Faarax warsame oo la la,yahay meel uu ku danbeeyo

Share This
Tags

b1Mohamed abdulqader shakuul oo haatan ku sugan magaalada Gothenburg ee caasimadda 2-aad ee dalka Sweden ayaa halkan ka baafinaya daahir farax warsame oo ku magac dheer dahir qooqani oo markii ugu war dambaysay ku sugnaa qooqaani sanadkii 2012kii  bishii november Hadaba qofkii war iyo wacaal ka haya, fadlan halla xiriiriso mohamed abdulqader oo haatan ku sugan Gothenburg, Sweden, kaasoo laga heli karo telefoonkiisa gacanta oo ah +0046700352329

Fogaan Arag News

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>