Published On: Tue, Oct 18th, 2016

Cutubyo ka tirsan booliiska oo loo tababarayo sugida amaanka goobaha Doorashada

Share This
Tags

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa siminaar uga furay Akadeemiyada Jeneraal Kaahiye cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed,  kuwaas oo  loo soo xuley inay ilaaliyaan ammaanka Goobaha Doorashooyinka.

Xafladda tababarka lagu furayay ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska, iyadoo Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud uu saraakiisha kula dar daarmay inay ka faa’iideystaan siminaarka.

b5b7b8b9b10b11b12b13b14

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>