Published On: Thu, Feb 2nd, 2017

Qudbadihii musharixiinta madaxweynaha ay ka hor jeediyeen baarlamaanka + video

Share This
Tags

Waxaan halkaan isugu keenay qaar ka mid ah qudbaddihii ugu muhiimsanaa ee musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ee lagu madlan yahay in loo tartamo 8 bishaan, taas oo ka dhacaysa xarunta Dalka ee Muqdisho.

Musharixiinta aad qudbadahooda ka daawatan kartaa halkaan waxaa ka mid ah Madaxweynaha xiligaan ee waqtigiisa uu dhamaadka yahay Mudane Xassan sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo aqoon yahanno kale oo isu soo taagay in ay cod ka helaan xubnaha labada aqal ee loogu fadhiyo in ay u codeeyaan Madaxweyanaha la filayo in uu qabto hogaanka dalka afarta sanno ee soo socoto.

 

Fogaan Arag News

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>