Published On: Wed, Feb 15th, 2017

Toban dal oo ka badbaadi kara dagaalka saddexaad ee Adduunka + video

Share This
Tags

Cilmibaaris la sameeyay dhowaan ayaa lagu soo bandhigay in ay jiraan dalal ka badbaadi kara dagaalka 3,aad ee adduunka haddii uu dhaco iyadoo isabadelada arimaha siyaasadda caalamka ay u muuqato galayso waji cusub tan iyo wixii ka dambeeyay markii madaxweynaha maraykanka loo doortay Trump.

Cilbibaaristan ayaa dalalkan oo gaaraya 10 dal ku qiimeyasay meelaha ay ku yaalaan oo u sahlaya in ay ka baxsadaan weerar kasta oo lala beegsado iyo sida ay ugu lug leeyihiin siyaasadaha is diidan ee caalamka iyo qaabka ay dhex dhexaad ugu yihiin.

hadaba warbixin arintaasi ku saabsan waxaa aqriayay islamarkaasna soo gudbinaya maxamed xcabdi faarax Afjooye

Fogaan Arag News

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>