Published On: Sun, Feb 19th, 2017

Soomaali ka carartay Mareykanka oo magangelyo waydiistay Canada + video

Share This
Tags

badan oo magangalyo ah ayaa isaga tagay dalka Mareykanka, iyagoo tahriib ku galay wadanka deriska la ah ee Canada.

Soomalida ayaa cabsi ay ka qabaan maamulka Donald Trump, waxayna sheegeen iyagoo cabsi ka qaba mustaqbalkooda joogista Mareykanka ay door bideen inay lug ku soo galaan Canada, iyadoo uu jiro qabow daran waqtiga.

Soomaalida ayaa u bareeray inay safar lugta ah ku galaan Canada oo ay magangalyo weydisteen si ay noloshooda u dhistaan. Lama haddii dib loogu celinayo Mareykanka iyo inay loo ogolaan doono inay joogaan Canada.

Halkan hoose ka daawo warbixin uu TV-ga CNN-ka ka diyaariyey Soomaalida Canada soo galaya.

Mohamed Abdi

Fogaan Arag News

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>