Published On: Fri, Sep 15th, 2017

Kubad Qabeyaha Kooxda Real Madrid Oo Heshiis Cusub u Sixiixay Kooxdiisa.

Share This
Tags

kubad sameyaha kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Spain ciyaryahanka lagu magacaabo Isco ayaa u kordhiyayay heshiiska uu ku sii joogayo garoonka Santiago Bernabe ilaa 2022.

Isco oo wayahan la soo baxay qaab ciyaareed aad u wanaagsan ayaa wararka sheegayeen inuusan ku faraxsaneen inuu sii joogo Real Madrid balse macalin Zidan ayaa aad ugu qanciyay Isco inuu siin doon Boos joogta ah.

Wararka ka imanaya Spain ayaa sheegaya in 25 jirkaan uu sanadkii uu mushaar ahaan u qadan doono £5.34m iyadoo sidoo kale heshiiskaas lugu burubrinkaro £623m.

Isco ayaa lagu wadaa inuu Beri soo hor fariisto saxafada marku heshiiska sixiixo kadib.

 

 

 

 

 

Ali Adde.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>